Dhageyso:-Barnaamijka Dooda Jimcaha ee Radio Dalsan 29-6-2018

Barnaamijka dooda Dalsan waa mid todobaadle ah waxana lagu soo qaataa hadba mowduuca ka taagan dalka,iyada oo ay ka qeyb galaan dadka saameynta ku leh Xiisada todobaadkaas.

Todobadkaan Barnaamijka waxaa looga hadlayaa khilaafka dhanka Dastuurka ah ee soo kala dhexgalay madaxda ugu sareysa Galmudug,waxana ka qyeb galaya Wasiirkii hore ee dastuurka Galmudug Cismaan Maxamed Cali(Cisman dheere) iyo Nabadoon Yuusuf shire Warsame’Aagaas’

Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Wariye Axmed Xuseen Cadow.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor