[Dhageyso]:- ” Aniga waa Caafimaad qabaa laakin 2 ka mid ah ilaaladeyda aya ku dhaawacmay Qaraxa “Wasiir Ceymooy

Wasiir Kaluumeeysiga iyo Kheyraadka Badda Soomaaliya Maxamed Cumar Ceymooy oola hadlay Radio dalsan ayaa ka warbixiyay waraka sheegaya in qarax lala beegsaday gaarigiisa oo marayay wadda Maka-lamukarama ee magaalada Muqdisho.

Maxamed Cumar Ceymooy ayaa sheegay in waqtiga uu qaraxu dhacayay aanu ku sugnayn gooobta oo aan lala eegan isaga lkn waxa uu xaqiijiyay in ay ku dhaawacmeen laba ka mida Ilaladiisa.

Waxa uu sheegay in hadda uu isagu caafimaad qabo laakiin ay jirto kaliya in laba ka mida ilaladiisa ay dhawacmeen.

Halkaan Ka Dhageyso Wareysiga Wasiirka.

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media