{Dhageyso}:-Ciidamada Doowladda ayaa howlgalo gaara waxa ay ka sameeyeen deegaano hoos taga degmada Afgooye ee Gobalka Sh/hoose, kaas oo ay ka qeeyb qaadanayeen Gudoomiyaha Gobalka iyo Saraakiil Ciidan.
Gudoomiyaha Gobalka Sh/hoose Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa howlgaalku markii uu soo dhamaaday waxa uu faah-fahiyay sida uu u dhacay iyo u jeedada laga alaha.
Waxa uu sheegay Gudoomiyaha Gobalka Sh/hoose in aya ay gacanta ku dhigeen rag ku labisan diriiska Ciidanka Dowladda oo dhac u geeysanayay Dadka Shacabka ah iyo Gaadiidka Rakaabka ah.
Halkaan Ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha.