Wasiirka Ganacsiga maamulka Koofur Galbeed Somaliya “KGS”, Cabdullaahi Sheekh Xasan, oo wareysi siiyay idaacadda Dalsan ayaa ka hadlay geeddi-socodka doorashada dadban ee dalka.
Waxa uu sheegay in nidaamka doorashada uu hareeyay musuq iyo ku-takrifal awoodeed.
Wasiirka oo wax laga weydiiyay murashaxnimada madaxweynaha KGS, Shariif Xasan Sheekh Aadam, iyo in gudoonka baarlamaanka ay isku sharaxeen siyaasiyiin aan ka soo jeedin KGS.
Waxaa wareystay Abubakar Maxamed Cali.
Halkan ka Dhageyso: