Madaxa Arimaha Bulshada ee Maamulka Degmadda Afgooye Ismaaciil Aadan Caddow oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in loo baahanyahay in la bur buriyo dhismooyinka sharci daradda ah ee ku yaala wadada hareeraheeda.
waxaa uu Ismaaciil carab tilmaamay cidii hadaladda maamulka ka dhaga adeegta in talaabo laga qaadi doono waa sida uu hadalka u dhigay.