Dhagayso: Xildhibaanad ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ku baaqday in Wada Hadalka Soomaaliya iyo Somaliland lagu qabto Soomaaliya

Xildhibaanad Qadro Axmed Ibraahim oo kamida Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa ay ka hadashay wad hadalka Soomaaliya iyo Maamlka Somaliland ee Maanta ka furmaya Dalka Turkiga.

Xilli ay la hadlaysay Radio Dalsan ayaa waxaa ay tilmaamtay in loo baahanyahay in Dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland ay ku wada hadlaan dalka Soomaaliya taas oo ay ku sheegtay in ay waxbadan isku afgaran doonaan labada dhinac.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor