Wasaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta waxa ay soo saartay Qorshaha soo Xulista Xubnaha Baarlamaanka 2aad iyo Doorashada Madaxweynaha ee Jubbaland 2019.
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaradda Arrimaha Gudaha oo ka kooban dhowr qodob ayaa lagu faahfaaiyay Qorshaha soo Xulista Xubnaha Baarlamaanka 2aad iyo Doorashada Madaxweynaha ee Jubbaland 2019.
Hoos ka Akhriso Warka kasoo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya