Allaha u Naxariistee Weriye C/casiis Cali Xaaji oo ka tirsanaa Weriyayaasha Radio Shabelle ayaa goor dhow lagu dilay Xaafadda Towfiiq ee Degmadda Yaaqshiid ee magaalladda Muqdisho.
Maamulka Radio Shabelle ayaa inoo xaqiijiyey dilka Weriyahaasi.
©Radio Dalsan