Gaari Toyota Hilux (Qooqan) ayaa la sheegay inuu ku qarxay gudaha xarunta UNDP ee magaalada Muqdisho.
4 ka tirsan Shaqaalaha Hay’adda UNDP ayaa la sheegay inay ku dhaawacmeen Qaraxaasi.
Dhinaca kale, Hay’adda NISA ayaa su’aalo weydiinayso dhowr qof oo looga shakisan yahay Qaraxaasi.
Saraakiisha UNDP kama hadlin arrintaasi, balse Warbaahinta Xarakadda Alshabaab ayaa sheegtay inay Alshabaab ka dambeeyeen Qaraxaasi.
©Radio Dalsan