Deg Deg:Dagaal Culus oo Ka Socda Kismaayo

Dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidamadda Maamulka Jubba iyo Kuwa Al Shabab ayaa goor dhaw ka qarxay Duleed Magaaladda Kismaayo.

Dagaalka ayaa imminka si toos ah uga socda Magaaladda Duleed Kismaayo.

Wariye Madax banaan oo la hadlay Radio Dalsan ayaa xaqiijiyay in Dagaalka oo goor dhaw qarxay uu ka dhashay Khasaaro weli aan si rasmi ah loo xaqiijin karin.

Waxa ka soo kordha Halkan ayaad kala socon doontan Insha Allah.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor