Mooshin ka dhan ah madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng. Camey ayaa waxa diyaarinaya qaar ka mida Xildhibaanada baarlamanka Puntland.
Tiro kamid ah xidlhobaanda Puntland ayaa la sheegay inay gudoonka barlamaanka geeyeen mooshin ka dhan ka ah madaxweyne ku xigeenka Puntland, kadib markii ay ku eedeeyeen inuu heshiisyo qarsoodi ah la galay siyaasiyiin kasoo jeeda Soomaaliland iyo inuu ka shaqeeyay dano ka hor imaanaya midnimada Puntland.