Warar kala duwan aya kasoo baxay qarax xooggan oo ka dhacay Magaalada muqdisho, waxaa la sheegay in qaraxa lagu weeraray Hoteel Elite oo ku yaalla Xeeebta Liido.
Rag hubeysan ayaa sida la sheegay waxaa gudaha u galeen Hoteelka, waxaana weerarka ka hor lagu bilaabay qarax gaari laga soo buuxiyay kaasi oo ka horeeyay ragga gudaha u galay.
Wali waxaa la maqlayaa jugta rasaasta, waxaana wararku ay sheegayaan wali gudaha hoteelka uu ka socdo dagaal.
Wixii kusoo kordha halkaan kala soco