Ugu Yaraan Afar qof oo Shacab ah ayaa ku geeriyootay Qarax Xoogan oo Magaalada Marka lagula eegtay Ciidamada AMISOM.
Dadka geeriyooday ayaa ahaa dad shacab ah oo ku sugnaa Meel ku dhaw Halka uu qaraxa ka dhacay oo ah Bartamaha Magaalada.
Wariyaha Radio Dalsan Ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa soo sheegaya in Ciidamada ay bilaaben Howlgalo balaaran kadib Qaraxasi.