Qarax Xoogan ayaa goor dhaw laga maqlay Magaalada Muqdisho nawaaxiga Madaxtooyada Soomaaliya.
Qaraxa oo loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa ayaa lala eegtay Kolonyo galbineysay Wakiilka gaarka Ee Qaramada midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire Nicolas Kay.
Weli lama ogga khasaaraha rasmiga Ee Qaraxa ka dhashay balse waxa jira khasaare balaaran sida ay sheegen dad goob joogayaal ah.