Suuq ku yaala degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, ee soomaaliya ayaa caawa wararka ka imaanaya waxaa ay sheegayaa in qarax xoog badnaa uu ka dhacay.
Dadka deegaanka ayaa idaacadda dalka usheegay in gudoomiyaha degmada qaraxaasi lagula eegtay suuqa.
Ma jirto cid sheegatay masuuliyada weerarka.
Wixii kusoo kordha halkaan kala soco.