Goordhow ayaa waxaa jugta qaraxa laga maqlay inta badan degmooyinka gobolka Banaadir waxana xigay rasaas xooggan oo weli dhaceysa.
Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in uu qaraxa ka dhacay Isgoyska Sayidka oo ay koontorool ku leeyihiin Ciidamo ka tirsan dowladda.
Rasaas ayaa qaraxa kadib la maqlay,oo aan la ogeyn cidda rideysa iyo dadka lagu ridayo.
Wixii ku soo kordha kala socda Radiodalsan.com.