Ugu Yaraan 30 qof ayaa ku geeriyotay tiro kalena waa ay ku dhaawacmen kadib markii laba Qarax lala eegtay Maqaaxi ku taalla Agagaarka Shirkada Dahabshiil Ee Magaalada Baydhabo.
Wariyaha Radio Dalsan Ee Magaalada Baydhabo ayaa soo sheegaya in laga yaabo in Qaraxyada ay ku fuliyen Laba qof oo isa soo miidaamiyay.