DEG DEG:-Qaraxyo ka dhacay Muqdisho iyo rasaas la maqlayo

Qaraxaan oo jugtiisa laga maqlay qeyb ka tirsan Magalada Muqdisho ayaa waxa uu ka dhacay Isgoyska sos ee Magalada muqdisho.

Goobjoogayaal ayaa waxa ay sheegeen in ay maqleen jugta ilaa Saddex qarax,sidoo kalena ay ay xigtay rasaas mudo daqiiqado ah socotay,,inkastoo wararka qaar ay sheegayaan in dagaal toos ah uu socdo.

Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamo ka tirsan AMISOM oo mareyay agagaarka Isgoyska Sos qaraxa lala eegtay ka dibna ay rasaas farabadan fureen taas oo sababtay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.

Wararka ku soo kordha kala socda Radiodalsan.com

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor