DEG DEG:-Qarax Gaari oo ka dhacay Muqdisho

Qaraxaan oo ka dhacay degmada Xamarweyne ayaa jugtiisa inta badan waxaa laga maqlay degmooyinka Gobolkaan Banaadir,waxaana la arkayay Uuro cirka isku shareertay.

Qaraxa oo ahaa mid gaari laga soo buuxiyay ayaa waxa uu ka dhacay Baar-Italia oo ku dhagan suuqa Muqdisho Mall Iyo xarunta Dowlada hoose ee Maamulka gobolka Banaadir.

Goobjoogayaal ayaa waxa ay sheegeen in qaraxaasi ay ku geeriyoodeen dad isugu jira Ciidan iyo Shacab goobta ku sugnaa,waxaana haatan kusii qul qulaya gawaarida gurmadka feg dega.

Wararka kusoo kordha kala socda radiodalsan.com

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media