DEG DEG :Dhageyso:Madaxweyne Farmaajo oo ku dhawaaqay in maalinta Talaadada tahay isu soo baxa Roob-Doonka

Madaxweynaha DFS  Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in maalinta talaadada ah la qaban doono munaasabad room doon ah .

Ku dhawaaqida madaxweynaha ayaa ka dambeysay kadib markii gudiga abaaraha iyo culimada ay horey ugu dhawaaqeen saxex maalin oo aheyd soon , waxaana sadexda maalinta xigtay sida ay culimada sheegeen iso soo bax rood doon oo hal maalin ah .

Maalinta Talaadada ah ayaa waxa isu soo baxan roobdoonka ah waxa lagu qaban doonaa magaalooyika Soomaaliyeed si ilaahay loo baryo.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor