DEG DEG : Guddiga Gurmadka Abaaraha OO 150-kun ku wareejiyey Hirshabelle

Guddiga Gurmadka Abaaraha Heer Qaran ayaa lacag gaaraysa 150-Kun oo dollar oo loogu talagalay dadka ay Abaaruhu Saameeyeen ku wareejiyay Maamulka HirShabelle.

Maamulka Hirshabelle ayaa lacagtaas ka gudoomay gudiga iyadoo deegaanada Hirshabelle ka mid yihiin meelaha ay abaaruhu saameeyeen .

Degmooyinka ay abaaruhu saameeyeen waxaa ka mid ah oo wabiga shabelle ka guray deegaano hoostaga J0whar iyo Balcad ee G/Sh/Dhexe iyo sidoo kale tuulooyin hoos taga magaalada Baladweyn ee G/Hiiraan.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor