DEG DEG: Madaxweynaha Galmudug iyo Wasiiro Dowlada Federaalka oo gaaray Ceelbuur

Wararka ka imaanaya Degmada ceelbuur Ee Gobolka Galguduud ayaa sheegaya in Halkasi ay imminka gaaren Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Galmudug Cabdikareem Xuseen Guuleed.

Wafdiga waxa kamid ah sido kale wasiiro ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor