DEG DEG: Madaafiic Culus oo ku dhacday Degmada Warta Nabada

Jugta Qaraxyo xoogan oo loo maleynayo iney Madaafiic yihiin ayaa laga maqlay Degmada Warta Nabada Ee Magaalada Muqdisho.

Ugu Yaraan Laba Ruux ayaa ku dhaawacantay Madaafiicda sida uu radio Dalsan u sheegay mid kamid ah Dadka deegaanka.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor