DEG DEG: Laba Ruux oo lagu Dilay Magaalada Muqdisho

Rag hubeysan ayaa goor dhaw ku dilay Magaalada Muqdisho laba Ruux oo la sheegay iney ahaayen Saraakiil u shaqeyn jiray Hey’addaha dhinaca Bini’aadanimada Ee Jooga Soomaaliya.

Wararka qaar ayaa sheegaya in labada Ruux Ee la dilay oo ay gabari ku jirtay ay u shaqeyn jiren Hey’addaha African Action Help iyo UNHCR sida Dalsan ay u sheegen Saraakiil katirsan Maaamulka Degmada Hodan.

Dadka la dilay waxa Magacyadooda lagu sheegay Aamina Maxamed iyo Cabdirisaaq Cadaawe.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor