DEG DEG: Laba haween oo walaalo ahaa oo lagu dilay Muqdisho

Kooxo hubeysan ayaa ku dilay goor dhaw magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Dharkenley laba haween oo walaalo ahaa sida wararka ay sheegayan.

Fowsiya iyo Shankaroon ayaa lagu sheegay magacyada labada Haween ee weerarka lagu dilay iyada oo ay Fowsiyo ka tagtay seddex carruur ah.

Mid kamid ah gabdhahan ayay wararka sheegayan iney ka shaqeyn jirtay hey’adda UNHCR oo ay u qaabilsaneyd dhinaca nadaafada.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor