Deg Deg: Ku Xigeenka Duqa Magaaladda Galkacyo oo Ku dhaawacmay Qarax Xoogan

Ku Xigeenka Duqa Magaaladda Galkacyo Axmed Muuse Nuur oo loo yaqaano Daba Kariix ayaa ku dhaawacmay qarax Xoogan oo lagula Eegtay Magaaladda Galkacyo.

Warar ay heshay Idaacadda Dalsan ayaa sheegaya in Gudoomiyaha uu dhaawac ka soo gaaray Qaraxa oo ay sheegatay Xarakadda Al Shabab.

Waxa ka soo kordha halkan ayaad kala socon doontan insha allah.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor