Waxaa goordhow la guda galay  codeynta Wareega labaad ee doorasahda Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle oo ay isku soo hareen  Daahir Cabdulle Cawaale iyo  Maxamed Cabdi Waare.
Mrkii ay dhowr Xildhibaan ay codeeyeen ayaa waxaa marqura la demiyay leerarkii Howlka iyo sidoo kale dabkii ay ku Shaqeynayeen Sameecadaha waaweyn ee howlka yaallay.
Welo Codeynat waa ay socotaa lamina joojin, iayda oo howlka ddka intooda abdan ay ka baxeen.
Weli macada sababta ka dambeysa in korontadii howlka doorashada la demiyo iyo cida ka dambeysa, sidoo kalena Guddiga doorashada mashaacin sababta ka dambeysa arrintaas