Kooxda Kubadda Cagta Horseed ayaa 32 sanno kadib goor dhaw ku guuleysatay Koobka Generaal Daud waxa ayna 2-1 uga adkaatay Kooxda Heegan.
Ciyaarta oo xiisa badan lahayd waxa markii ugu horeysay Toos looga daawanayay Telefishinka Qaranka Soomaaliya taas ayaana xiiso gaar ah usii yeeshay kulankasi.