ila 3 Hoobiye aya la so sheegaya in lagu weeraray safaarada Qadar ee agagaarka KM4 .
Hoobiyayaasha aya ku dhacay wadada bartankeeda halka mid u iu dhacay guri ku dhaw safaarada
Dadka deeegaanka aya sheegaya in ilaa 3 qof ay ku geeriyoodeen.
La soco wixi so kordha