Deg-deg: Diyaarad nooc wax basaasta ah oo kusoo dhacday Muqdishu

Diyaarad yar oo nooca wax basaasta ah, ayaa kusoo dhacday saaco ka hor, nawaaxiga Suuqa-beerta ee degamada waaberi ee Gobolkaan Banaadir.

Diyaaradda ayaa dadkii arkay, waxaa ay ku qiyaaseen in ay aheed mid aad u yar.

Ciidamada police-ka Soomaaliya ayaa hadda gacanta ku haya diyaaradda, lama oga dalka laga leeyahay.

 

Wixii kusoo kordha halkaan kala soco

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor