Xaafadda Calanleey ee Magaaladda Kismaayo, maanta waxa ka taagan xiisada colaadeed oo u dhexeysa ciidamo ka wada tirsan Maamulka Jubaland ee Soomaaliya.
Dadka deegaanka ayaa Radio Dalsan u sheegay in ciidamada dhaq-dhaqaa xoogan in ay ka wadaan gudaha xaafadda Calanleey, waxaana ilaa iyo hadda la ogaan xiisada waxa ay salka ku heyso.
Maamulka Jubaland oo aan la xiriirnay ayeysan noo suuroobin in ah la hadalno.
Faafaahinta warka xiisadda halkaan kala soco.