DEG DEG|: Ciidamo gadoodsan oo la wareegay xarunta maamulka Ahlu Sunna ee Dhuusamareeb

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamo hubeysan oo gadoodsanaa ay la wareegen xarunta maamulka Ahlu Sunna ee Dhuusamareeb.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in muran weyn uu soo kala dhex galay ciidamada gadoodsan iyo maamulka Ahlu Sunna,balse ma jirto faahfaahin badan oo arintan la xiriirta.

Dadka deegaanka ayaa Dalsan u sheegay in murankan uu ku saleysan yahay gaari la sheegay in ay leedahay hey’ad maxali ah oo ka shaqeysa arrimaha xuquuqul insaanka.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor