Deg Deg: Ciidamadda Puntland oo Xiray Saxafiyiin U Shaqeysa Radio Daljir

Ciidamadda Maamul Goboleedka Puntland ayaa ku xiray Magaaladda Garowe Agaasimaha Radio Daljir Cabdiraxman Gaardi iyo Tifaftiraha Idaacada oo lagu Magacaabo Jamaal Faarax.

Lama Ogga u jeedada Rasmiga Ee Ka Dambeysa Xarigga Saxafiyiintan balse Idaacadda ayaa Xalay Sii Deysay Barnaamij Dood ah oo Lagu dhaleeceeyay Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

Waxa ka soo kordha halkan ayaad kala socon doontan Insha allah.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor