DEG DEG: Ciidamadda Dowldda Iyo AMISOM Oo La Wareegay deegaanka Buq Aqable

Ciidamadda dowladda oo garab ka helaya ayaa la wareegay iyada oo dagaal uusan dhicin deegaanka buq aqable oo ka tirsan gobolka hiiraan.

Dadaka deegaanka ayaa sheegay in ciidamadda ay gor dhaweyd gudaha usoo galeen magaaladda.

Deegaanka Buq Aqable oo 40km dhinaca Galbeed ka xigta magaalada Buula Barde ayaa waxaa ku yaala Saldhiga ugu weyn ee dagaalamayaasha Al shabaab.

Warar kale ayaa sheegaya in Qarax xoogan goor dhaweyd laga maqlay deegaanka.

Wixii Faahfaahin dheeraad ah halkan kala Soco:

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor