DEG DEG: Ciidamada dowlada oo la wareegay deegaano ka tirsan Shabeelada Dhexe

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelada Dhexe ayaa sheegaya in Ciidamada dowlada Soomaaliya ay la wareegen deegaano ka tirsan gobolkasi.

Saraakiil dowlada ka tirsan ayaa Wakaalada Wararka Soomaaliyeed u sheegay in deegaanada ay la wareegen ay kamid yihiin,Maxaa Siciid, Nuur dugle, Cad caddeey,Caddaan laxeey iyo tuuulada Masaajid Cali Gaduud.

Ciidamada dowlada ayaa dhawaan qabsaday degmada Ruunirgod balse Al Shabab ayaa maalin kaidb dib uga qabsatay ciidamada dowlada.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor