DEG DEG: Al Shabab oo la wareegtay Degmada Garacad Ee Gobolka Mudug

Wararka ka imaanaya Degmada Garacad Ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in ku dhawaad 1,000 dagaalame oo ka tirsan Al Shabab iney la wareegen Degmadasi.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor