3 qof ayaa ku geeriyootay, mid kalen si xun ayuu ugu dhaawacmay, kadib, dab saakayto ka kacay dhismo 6 dabaq ah oo ku yaalla Paris, sida laga soo xigtay Ciiddanka Dab-damiska ee magaalladaasi.
27 kale ayaa iygana waxaa soo gaaray dhaawacyo fuddud oo ka so ogaaray qiiqa dabka.
Dabka ayaa la sheegay inuu 5-tii aroornimo ee xilliga Faransiiska ka kacay dhismahaasi oo uu ku yaallo Maqaayad.
Taliyaha boliska ee Paris iyo Maayarka ayaa ka mid ahaa dadkii tegay goobta uu dabku ka kacay, waxaan socda baaritaano ku aadan waxa sababay dabkaasi.