Daawo:-Wasiir sheegay in cudur halis ah uu ku badan yahay Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in dalka Soomaaliya uu aad ugu badan yahay cudurka Kansarka.

Waxa uu sheegay in Soomaaliya cuduro farabadan oo aysan lahaan jirin ay kusoo kordheen,isaga oo sheegay in Isbitaalo ku yaalla Wadamada Hindiya iyo Turkiga iyo meelo kale la geeyay dad Soomaaliyeed oo  aad u xanuunsan.

Hoos Ka Daawo Muuqaalka Wasiir Maareeye.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor