Wariyaha Radio Dalsan Saleemaan Xaaji Axmed Raage ayaa waxyar kadib tagay goobta uu qaruxuรย ka dhacay oo ku dhow wasaaradda amniga gudaha, kaasi oo ay ka dhalatay waxyeelo isugu jirta dhimasha iyo dhawaac, iyadoo la soo wariyey inay ku dhinteen Siddeed ruux oo shacab ahaa.
Qaraxa xooggiisa ayaa burburiyey dhismaayaal badan oo ku yiilay halka uu ka dhacay waxaana Sawiro kasoo qaaday wariaha Dalsan.
Halkaan hoose ka Daawo.