Daawo: Sawirada Ciidamada dowlada oo burburiyay Saldhiga ISIS ee Soomaaliya

Ciidamada Komaandosta dowlada Soomaaliya ayaa burburiyay Saldhig militari oo ay Kooxda daacish ku lahayd degmada Janaale ee gobolka Shabeelada Hoose.

Ugu yaraan 10 ruux ayay wararka sheegayan in lagu dilay howlgalkasi oo ay ku jiran kuwa ajaanib ah.

Warbaahinta dowlada Soomaaliya waxa ay sheegeysaa in Howlgalka sido kale lagu soo qabtay dhowr dagaalame oo ay ajaanib kale ku jiraan.

SOMALIA AA FOREIGN FORCES DAACISH

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor