Waxaa hadda la helay Muuqaal kooban oo ku saabsan qarixii ka dhacay Isgoyska Zoobe bil ka hor 14 Bishii Octooper ee Sanadkaan.
Muuqaalkaan oo ay duubtay kaamirada Qarsoon ee loo yaqaano CCTV ayaa waxa uu muujinayaa Gaariga inta uusan qarxin oo la arkayo iyo sida ay Goobta u tahay mid mashquul badan.
Hoos Ka Daawo Muuqaalka