Cudurka Shuban Biyoodka 2 qof ku dilay 5 kalena ku soo ritay xerada Badbaado ee Muqdisho

19 ruux oo dagan xerada barakacayaasha Badbaado ee degmada Dharkenley ayaa waxaa soo ritay cudurka shuban-biyoodka sida ay Dalsan u sheegen qaar kamid ah dadka barakacayaasha.

Cudurka ayaa xerada ka dilaac isniintii shalaym,xalay iyo saakay ayuuna tirada ugu badan soo ritay .

Shan kamid ah dadka cudurkaa la ildaran  ayaa la dhigay cusbitalka Banaadir inkastoo intooda badan xerada lagu hayo.

2 ruux ayaa la xaqiijiyay in ay u geeriyoodeyn cudurkaasi sida aynu wararka ku helnay .

Weli ma jiraan wax gurmad caafimaad ah oo ay helen dadka barakacayaasha ah ee ku jira xerada Badbaado.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor