• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Thursday, May 22, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Ciiddanka Ammaanka Kenya oo Heegan buuxa la geliyey, cabsi laga qabo weeraro ka dhaca dalkaasi

Bilan Media by Bilan Media
July 2, 2018
in Warar, Wareegga Wararka
Reading Time: 3 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Hay’addaha Kenya u qaabilsan La-dagaalanka kooxaha loogu yeero Argagixisadda ayaa sheegay inay hayaan Warar dhinaca Sirdoonka oo sheegaya in qaar ka mid ah Shaqaalaha Sirdoonka  Iiraan si qarsoodi ah ku soo galeen Bariga Afrika, isla markaana doonayaan inay xoog ku furtaan 2 Eedeysane oo  asalkooda Iiraan yahay oo ku xiran Kenya.

Ilo ka tirsan Hay’addaha La-dagaalanka Argagixisadda Kenya waxay u sheegeen Wargeyska The Star inuu jiro Qorshe Isku-day lagu doonayo in lagu soo furto Eedeysanayaashaasi , iyadoo isku-day horey uu fashilmay sannadkii 2014-kii.

Labada Eedeysane ee la doonayo inuu xoog lagu soo furto ayaa waxaa lagu kala magacaabaa Axmed Maxamed iyo Sayid Musaafi, kuwaasi oo lagu xiray Nairobi sannadkii w012-kii, iyagoo watay waxyaabaha qarxa.

Dhinaca kale, Xog sirdoon oo lala wadaagay Maamulayaasha Kenya ayaa sheegay in xubno ka tirsan Ciiddanka Quddus Force oo ka tirsan Ciiddanka Ilaaladda Kacaanka Iiraan ay qorsheynayaan inay Kenya ku soo galaan iyagoo iska dhiga Ganacsato ama Dalxiisayaal

Ciiddanka Quddus Force. waxaa inta badan loo diraa si ay u  hubiyaan in xubnood ku xiran Xabsiyadda Shisheeyaha loo soo dayn lahaa

Hay’addaha Ammaanka Kenya waxaa heegan laga geliyey inay Iiraaniyiinta qorsheynayaan weerar ay ku jabsadeen Xabsiga lagu hayo Eedeysanayaashaasi ama ay beegsadaan Danaha Yuhuudda iyo Maraykanka ku leeyihiin dalka Kenya.

Dhinaca kale, Hay’adda Sirdoonka Gudaha Yuhuudda ee SHIN BET ayaa sheegtay in 2-da Sarkaal oo ka tirsan Ciiddanka Quddus Force ee dalka Iiraan ee lagu qabtay Kenya faraha kula jireen diyaarinta weerar Dalxiis oo lagu beegsanayo Yuhuudda joogta gudaha Kenya.

Baarayaasha Kenya waxay sheegeen inaysan kala caddayn inay 2-daasi Eedeysane xiriir la leeyihiin Alqaacidada xiriirka la leh Alshabaab ama inay qeyb ka yihiin Shabakado kale.

Dhinaca kale, Boliska Kenya ee La-dagaalanka Argagixisadda waxay rumeysan yihiin inay Ciiddanka Quddus Force ee Iiraan doonayaan inay fuliyaan qorshe weerar oo loo qaadan karo inay Alshabaab geysteen.

Ciiddanka Quddus Force waxaa la sheegay inay yihiin kuwo aad u tababaran, isla matkaana uu dhaqhaqaaqooda weli khatar ku yahay dalka Kenya.

Sannadkii2015-kii, Ciiddanka Kenya waxay xireen 2 nin oo Kenyan ah, kuwaasi oo xiriir la lahaa Iiraan, isla markaana qorsheynayeen inay weerar ka geystaan dalka Kenya.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Kenya waxay sheegtay in Labada Eedeysane oo lagu kala magacaabo Abuubakar Sadiiq Louw iyo Yaasiin Sambay Jumca doonayeen inay weeraro ka geystaan Danaha Reer Galbeedka ku leeyihiin Kenya.

Bishii Feberaayo waxay Boliska Kenya qabteen gaari hub waday oo ka yimid Somalia, waa sida ay hadalka u dhigeen.

Waxayna xuseen inay qabteen 3 qof oo la socday gaarigaasi o olaga helay qoryo, bamboo-gacmeedyo iyo rasaas, waa sida ay hadalka u dhigeen.

Previous Post

Sawirro:-War ku saabsan Darawalkii Mooto Bajaaj ee lagu dilay Muqdisho

Next Post

Turkiga: Eedeysanayaal ay ku jiraan Saraakiil Milliteri oo la amray in la soo xiro.

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho
Warar

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho

May 21, 2025
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho
Warar

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho

May 20, 2025
Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

May 20, 2025
ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA
Bilan Media

ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA

May 20, 2025
Duqeymo Culus iyo Dagaallo Ka Socda Aadan Yabaal iyo Deegaannada Ku Xeeran
Warar

Duqeymo Culus iyo Dagaallo Ka Socda Aadan Yabaal iyo Deegaannada Ku Xeeran

May 19, 2025
DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO
Warar

DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO

May 18, 2025
Next Post

Turkiga: Eedeysanayaal ay ku jiraan Saraakiil Milliteri oo la amray in la soo xiro.

Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

by Liban
May 22, 2025
0

ANKARA – Somalia and Turkey have officially launched a new media cooperation initiative as a high-level delegation from the Federal...

Al-Shabaab Hit Hard: Somali Forces Unearth Massive Arms Stash

Al-Shabaab Hit Hard: Somali Forces Unearth Massive Arms Stash

by Liban
May 22, 2025
0

Kismayo, Jubbaland – Somali special forces, in a joint operation with Jubbaland regional troops, have seized a significant cache of...

Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh

Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh

by Liban
May 22, 2025
0

Mogadishu is set to become the epicenter of a major political showdown as a wave of heavyweight opposition figures—most of...

NISA Chief Meets Hiiraan Elders to Boost Anti-Al-Shabaab Offensive

NISA Chief Meets Hiiraan Elders to Boost Anti-Al-Shabaab Offensive

by Liban
May 22, 2025
0

Moqokori, Hiiraan – In a critical move to intensify the ongoing military campaign against Al-Shabaab militants, the Director of the...

Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara
English News

Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Al-Shabaab Hit Hard: Somali Forces Unearth Massive Arms Stash
English News

Al-Shabaab Hit Hard: Somali Forces Unearth Massive Arms Stash

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh
English News

Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
NISA Chief Meets Hiiraan Elders to Boost Anti-Al-Shabaab Offensive
English News

NISA Chief Meets Hiiraan Elders to Boost Anti-Al-Shabaab Offensive

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Israeli Embassy Staff Shot Dead in Washington: Trump Condemns “Hate-Fueled Attack”
English News

Israeli Embassy Staff Shot Dead in Washington: Trump Condemns “Hate-Fueled Attack”

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Iran’s Parliament Defies U.S., Reasserts Nuclear Enrichment Rights
English News

Iran’s Parliament Defies U.S., Reasserts Nuclear Enrichment Rights

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara
  • Al-Shabaab Hit Hard: Somali Forces Unearth Massive Arms Stash
  • Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh
  • NISA Chief Meets Hiiraan Elders to Boost Anti-Al-Shabaab Offensive

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00