• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Saturday, May 24, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Ciidamo lagu eedeeyey iney abaabul qabyaaladeysan taliyahooda uga horyimaadeen oo la xukumay

Dalsan Editor by Dalsan Editor
July 19, 2018
in Warar
Reading Time: 2 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Maxkamadda ciidamadda qalabka sida ayaa maanta min shan sano oo xabsi ciidan ah ku xukuntay 18 askari oo ka tirsan ciidamada xoogga kuwaasi oo lagu eedeeyay iyaga oo difaacaayay 13 askari in si wada jir ah uga qeyb qaateen abaabullo qabyaaladeysan oo ciidanka dhexdiisa ah iyo in ay si isku mid ah u diideen amarka taliyahooda iyo abaanduulaha Ciidamada xoogga sida uu maxkamada ka hor sheegay Gaashaanle dhaxe Xasan Cabdiraxmaan Adan (Wabiyow) oo ka mid ah garsoorayaasha Maxkamadda Ciidamada,

Maxkamadda ayaa askarta la xukumay ku eedeesay in ay isku dayeen in qaab qabaa,il ay ku difacaan 13 askari oo ay ka wada tirsanaayeen guutada 14-ka October oo laga ruqseeyay ciidamada kadib markii la ogaaday xilli ramadan ah iyaga oo isticmaalayo maandooriye ka mamnuuc ah ciidankan xoogga.

Magacyadda 18-ka askari ee min shanta sano ee xabsiga ciidan lagu xukumay ayaa maxkamadda ciidamadda ay shaacisay kuwaasi oo kala ah:-

1) Xuseen Baashi Cawad Canshuur,

2) Cabdiwali Ibraahim Max’ed Xasan,

3) Sharmarke Cabdi Max’ed Nuur,

4) Ismaaciil Saciid Muuse Xiir,

5) Cabdiwali Faarax Ismaaciil Max’ud,

6) Cabdishakuur Max’d Xirsi Cali,

7) Fatxi Aadan Cali Yuusuf,

8)Jaamac Cabdullahi Max’ud Cige,

9) Cabdikaafi Max’d Diiriye Farweyne,

10) Max’ed Axmed Dhalac Cabdi,

11) Cabdinuur Cabdullaahi Max’d Cabdi,

12) Cabdiraxmaan Xirsi Cabdiraxmaan Ciise,

13) Daahir Max’ud Gurxan Cali,

14) Axmed Jaamac Siid Cali,

15) Cabdi Xasan Max’ud jaamac,

16) Jamaal Cabdi Jaamac Cilmi,

17) Cali Max’d Abyan Cilmi,

18) Yuusuf Saxardiid Yuusuf jaamac.

 

Previous Post

Dhagayso:- golaha wasiirada K/galbeed oo ka dooday dhisida maxkamadda ciidamada

Next Post

Dhagayso:- Baarlamaanka Puntland oo kala diray Hay’addii Shaqaalaha Rayidka.

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Taageero Muhiim ah u Muujiyay Ciidamada Qaranka iyo Deegaanka
Warar

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Taageero Muhiim ah u Muujiyay Ciidamada Qaranka iyo Deegaanka

May 24, 2025
Ra’iisul Wasaareyaashii Hore oo ka shiraya xaaladda dalka, kulan ka dhacay Muqdisho
Warar

Ra’iisul Wasaareyaashii Hore oo ka shiraya xaaladda dalka, kulan ka dhacay Muqdisho

May 24, 2025
Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal

May 22, 2025
Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?
Warar

Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?

May 22, 2025
Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya
Warar

Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya

May 22, 2025
Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho
Warar

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho

May 21, 2025
Next Post

Dhagayso:- Baarlamaanka Puntland oo kala diray Hay’addii Shaqaalaha Rayidka.

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Taageero Muhiim ah u Muujiyay Ciidamada Qaranka iyo Deegaanka

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Taageero Muhiim ah u Muujiyay Ciidamada Qaranka iyo Deegaanka

by Ilhaan
May 24, 2025
0

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si mideysan ugu heshiiyay in qeyb ka mid ah mushaarkooda ay ugu...

Ra’iisul Wasaareyaashii Hore oo ka shiraya xaaladda dalka, kulan ka dhacay Muqdisho

Ra’iisul Wasaareyaashii Hore oo ka shiraya xaaladda dalka, kulan ka dhacay Muqdisho

by Ilhaan
May 24, 2025
0

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa xalay kulammo gaar-gaar ah kula yeeshay...

Somalia’s Finance Minister Visits New Embassy in Algeria Amid Strengthening Bilateral Ties

Somalia’s Finance Minister Visits New Embassy in Algeria Amid Strengthening Bilateral Ties

by Liban
May 24, 2025
0

Algiers – The Federal Government of Somalia’s Minister of Finance, Biixi Iimaan Cige, paid an official visit this morning to...

Knife Attack in Hamburg Injures 12, Suspect in Custody

Knife Attack in Hamburg Injures 12, Suspect in Custody

by Liban
May 24, 2025
0

Hamburg, Germany – A knife attack rocked one of Hamburg's busiest train stations on Friday after a woman, armed with...

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Taageero Muhiim ah u Muujiyay Ciidamada Qaranka iyo Deegaanka
Warar

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Taageero Muhiim ah u Muujiyay Ciidamada Qaranka iyo Deegaanka

May 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Ra’iisul Wasaareyaashii Hore oo ka shiraya xaaladda dalka, kulan ka dhacay Muqdisho
Warar

Ra’iisul Wasaareyaashii Hore oo ka shiraya xaaladda dalka, kulan ka dhacay Muqdisho

May 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia’s Finance Minister Visits New Embassy in Algeria Amid Strengthening Bilateral Ties
English News

Somalia’s Finance Minister Visits New Embassy in Algeria Amid Strengthening Bilateral Ties

May 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Knife Attack in Hamburg Injures 12, Suspect in Custody
English News

Knife Attack in Hamburg Injures 12, Suspect in Custody

May 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Puntland: Over 23,000 Secondary Students Begin National Exams Amid Push for Education Reforms
English News

Puntland: Over 23,000 Secondary Students Begin National Exams Amid Push for Education Reforms

May 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Hiran Elders Reinforce Hirshabelle Forces with Vital Aid in Moqokori
English News

Hiran Elders Reinforce Hirshabelle Forces with Vital Aid in Moqokori

May 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Taageero Muhiim ah u Muujiyay Ciidamada Qaranka iyo Deegaanka
  • Ra’iisul Wasaareyaashii Hore oo ka shiraya xaaladda dalka, kulan ka dhacay Muqdisho
  • Somalia’s Finance Minister Visits New Embassy in Algeria Amid Strengthening Bilateral Ties
  • Knife Attack in Hamburg Injures 12, Suspect in Custody

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00