Askarta ku sugan Waqooyiga Nigeria ayaa ka gadooday qorshe lagu doonayay in markale lagaga hawlgaliyo jiidaha hore ee dagaalka ka dhanka ah malayshiyada jihaad doonka ah ee Boko Xaraam.
Ciidammada ayaa gadoodkooda ku muujiyay xabbado ay kor u fureen dhawr saacadood, waxayna diideen in ay raacaan diyaaraddii qaadi lahayd si ay u dagaal galaan.
Dowladda Nigeria ayaa waxa ay daagal kula jirtaa Kooxda Boko Xaraam,iyada oo adgaalkoodu uu yahay mid mudo sanado ah soo jiimayey,kaas oo ku saleysan mid diimeed.