Ciidamada Dowladda oo Markale La Wareegay Awdhiigle iyo Mubarak

Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta markale dib ula Wareegay Deegaanadda Awdhiigle iyo Mubarak oo saakay ay qabsadeen KooxdaAl Shabab.

Dagaal xoogan ayaa Saakay ka dhacay Deegaanadasi oo qayaastii 75 KM dhinaca Koonfur kaga Beegaan Magaaladda Muqdisho.

Imminka Deegaanadasi waxa ku sugan Ciidamadda Dowladda Soomaaliya.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor