Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Duhurnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Farxiyo Muraad...
Read moreDetailsAbaaraha xooggan ee ka jira qeybo ka mid ah dalka Soomaaliya ayaa haatan maraya heerkii ugu adkaa sida ay sheegeen...
Read moreDetailsMadaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa kormeeray Safaaradda Soomaaliya ee dalka Uganda oo dayactir  weyn lagu sameeyay. Madaxeynaha oo socdaal ku...
Read moreDetailsIn ka badan 22 milyan oo shacabka Kenya ah ayaa maanta dooranayaa Madaxweyne cusub, wakiillada baarlamaanka iyo golaha deegaanka. Doorashadan...
Read moreDetailsDagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa lagu soo warramayaa in ay weeraro Culus ka gaysteen degaanno dhowr ah oo hoostaga magaalada mandheera ee...
Read moreDetailsSaraakiil ka tirsan hay'adda FBI-da Maraykanka ayaa la sheegay inay baaris ku sameeyeen qasri weyn oo uu leeyahay madaxweynihii hore...
Read moreDetailsCod bixiyeyaasha dalka Kenya ayaa u dareeray goobaha ay yaallaan sanduuqyada doorashada si ay u doortaan Madaxweyne cusub oo baddala...
Read moreDetailsMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wadahadallo miradhal ah kula yeeshay Madaxtooyada Uganda ee Entebbe, dhiggiisa dalkaas...
Read moreDetailsDhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-C/Naasir Cabdi...
Read moreDetailsDhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac ee Radio Dalsan...
Read moreDetailsMadaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta daahfuray shirka banbaxa Golaha Wasiiradda  Hirshabeelle. Shirkaan ayaa waxaa ka qeybgalay...
Read moreDetailsWarshada Korontada ee kaliya ee ku taal Qaza ayaa dib u bilowday shaqadeeda koronto dhalinta, ka dib markii ay heshiis...
Read moreDetailsGuddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa kulan miro-dhal ah la...
Madaxweynaha Dowlad goboleeddka Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), ayaa si rasmi ah u furay kal-fadhiga 17-aad ee Baarlamaanka Hirshabeelle,...
Muqdisho, Soomaaliya – Soomaaliya oo markii ugu horreysay si rasmi ah u sahmaysa kheyraadkeeda shidaal iyo gaas ayaa gaartay guul...
Mogadishu, Somalia – Somalia’s ambitious offshore oil and gas exploration project—its first formal effort in decades to unlock its untapped...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.