Faah faahin kasoo baxeysa Ganacsato lagu dilay degaan ka tirsan Shabeellaha Dhexe

Wararka aan ka heleyno duleedka degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe  ee Maamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya…

Continue Reading

DFS oo si kulul uga hadashay fal ay Itoobiya ku sameeysay MW Xasan Sheekh

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay isku day dowladda Itoobiya ku dooneysay in Madaxweynaha…

Continue Reading

MW Xasan oo Midowga Afrika kahor sheegay in aan la aqbali karin xadgudubka Itoobiya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Addis Ababa kaga qayb galay furitaanka Shir…

Continue Reading

RW Xamsa Barre oo kulamo muhiim la yeeshay Aadan Madoobe & Cabdi Xaashi

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi  Barre, oo booqday Guddoomiyeyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka…

Continue Reading

Qarax khasaaro sababay oo Maanta ka dhacay Degmada Luuq

Wararka aan ka heleyno degmada Luuq ee Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya ayaa waxa ay sheegayaan…

Continue Reading

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Imaaraadka kala hadlay xaalada Geeska Afrika

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa hoyga uu ka degen-yahay magaalada Addis Ababa ku…

Continue Reading

DFS oo wada qorshe ay ku keeneyso ciidamo cusub oo bedelaya kuwa ATMIS

La-taliyaha Amniga Qaranka Xuseen Sheekh Cali ayaa ka hadlay qorshaha dowladda Federaalka Soomaaliya ay dalka ku…

Continue Reading

Maxay ka wada hadleen Wasiir Cali Balcad & Xoghayaha Ganacsiga Midowga Africa?

Wasiiru Dawlaha ahna sii hayaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa la kulmay Xoghayaha…

Continue Reading

Faah faahin: Duqeyn Diyaaradeed oo ka dhacday duleedka Degmada Galcad

Diyaarad nooca aan duuliyaha laheyn ee Drones-ka loo yaqaan ayaa xalay duqeyn ka fulisay duleedka degmada…

Continue Reading

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u ambabaxay Addis Ababa iyo Shirarka dhacaya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta oo jimco ah…

Continue Reading

Dowladda Somalia oo shaacisay inay sanadkaan soo saareyso Shidaalkii ugu horeeyay

Cabdirisaaq Cumar Maxamed, oo ah Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdnta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka…

Continue Reading

Somalia oo noqotay murashax u taagan kuraasta aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka

Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibedda) ee Midowga Afrika ayaa si buuxda isugu raacay in Soomaaliya ay noqoto…

Continue Reading