Turkiga oo xayiraad Fiisaha Transit-ka ku soo rogay 10 Dal oo ay ku jirto Somalia

Laga bilaabo bishan April 15-da ee sanadkan 2024-ka waxay Dowladda Türkiye dhaqan gelin doontaa Sharci  culus…

Continue Reading

Eritrea oo ooda ka qaaday Maxaabiis Tigray ah

46 Maxbuus oo ka soo jeeda Qowmiyadda Tigrayga ee Ethiopia ayaa waxaa shalay oo Jimco ahayd…

Continue Reading

Sheekh Shariif oo shaaciyay in natiijo la’aan kusoo idlaaday kulankii uu la yeeshay MW Xasan

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xildhibaan Sheekh Shariif Sh. Axmed ayaa shaaca ka  qaaday in natiijo la’aan…

Continue Reading

Wararkii ugu danbeeyay Dad ku dhintay Dagaal ka dhacay Addis Ababa

Labo Dabley oo ka tirsan Jabhadda FANO iyo qof Rayid ah ayaa lagu dilay Iska horimaad…

Continue Reading

Bilan waxay u dabaaldageysaa dhalashadeedii labaad

11ka Abriil 2024 Waqtigu aad buu u dheereeyey oo way adagtahay in la rumaysto Bilan maanta…

Continue Reading

Ciidanka Israa’iil oo Weerar hor leh ku dilay Dad farabadan oo falastiiniyiin ah

Wasaaradda caafimaadka ee Gaza ayaa sheegtay in ugu yaraan 63 falastiiniyiin ah lagu dilay Gaza,isla markaana…

Continue Reading

Kenya oo soo Bandhigtay qorshe ay heshiis ku gaari karaan Somalia iyo Itoobiya

Dowladda Kenya ayaa wadda soo-jeedin ku saabsan in la wada yeesho heshiis gobaleed ay dalalka IGAD…

Continue Reading

Booliska Soomaaliya oo ka jawaabay diginin amni oo ka timid Mareykanka

Booliska Soomaaliya ayaa adkeeyay ammaanka maagalada caasimadda ee Muqdisho, iyadoo ay jirto diginin amni xilli shacabka…

Continue Reading

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay qaar ka mid ah Saraakiisha haweenka ah

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo farxadda Munaasabadda Ciidul fidriga awgeed caawa kulan…

Continue Reading

Madaale oo laamaha amniga iyo Shacabka u diray fariin ku aaddan ammaanka Caasimadda

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo uu wehliyo Taliyaha…

Continue Reading

Madaxweyne Xasan Sheekh oo shaaciyay Qorshe ka dhan ah dagaalka AL-Shabaab

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka ahdlay arrimo dhowr ah oo ay ka…

Continue Reading

Golaha Sare ee Islaamka Itoobiya oo qeylo dhaan kasoo saaray weerarada lagu hayo muslimiinta Axmaarada

Golaha Sare ee Arrimaha Islaamka ee Itoobiya ayaa walaac xooggan ka muujiyay weerarrada ba’an ee lagu…

Continue Reading