Buuq iyo sawaxan ayaa hareeyay furitaanka kalfadhiga 7-aad ee baarlamaanka Soomaaliya oo ay goobjoog ku yihiin madaxweynaha iyo guddoonka baarlamaanka.
Doodaan hareysay furitaanka Kalfadhiga baarlamaanka ayaa waxaa bilaabatay kadib markii uu khudbadda bilaabay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Xildhibaanada qaar ayaa la arkayay iyaga oo lakala cel-celinayo isla markaana ku dhawaaqaya dooni mayno